M. Nuunoow: “Waxaan u tanaasulay maslaxada dadkeyga”

President of Southwestern State of Somalia Mr. Madoobe Nuunow Mohamed "I am not a warlord"
President of Southwestern State of Somalia Mr. Madoobe Nuunow Mohamed “I am not a warlord”

M/weynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan, ayaa shalay soo dhameystiray maamulkiisa, asigoona soo magacaabay 39 xubnood oo isgu jira wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiiro doowlayaal.

Xubnaha wasiirada uu magacaabay Sharif Xasan, waxaa kamid ahaa Madoobe Nuunoow Maxamed, oo loo magacaabay wasiirka Xanaanada Xoolaha.

Madoobe Nuunoow oo horay u ahaa M/weynaha maamulka 6da Gobol, kana soo horjeeday maamulka sadexda Gobol ee Shariif Xasan, ayaa sheegay inuu u tanaasulay danta shacabka Baay, islamarkaasna uu ku faraxsanyahay xilka loo magacaabay.

Dhageyso Madoobe Nuunow

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.