Gedo: shir wadatashi ah oo ka furmay Garbahaareey

Fartaag-oo-Doolow-jooga-Gedo

Mid kamid ah beelaha dega Gobolka Gedo, ayaa shir waxa uu uga furmay magaalada Garbahaareey, waaana shirkaasi ka qeyb galaya odoyaal dhaqameed, aqoonyahano iyo dad badan oo qurbaha ka tagay, waxaana lagaga hadlayaa arimo kala duwan oo siyaasada iyo horumarinta la xiriira.

Afhayeenka shirkan C/rashiid Maxamed Ducaale oo wareysi siiyay VOA, ayaa faah faahin ka bixiyay waxa shirkaan lagaga hadlayo:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.