Somaliland: Mid kamid ah wasiirada uu magacaabay Siilaanyo oo is-casilay

samaaleMid kamid ah wasiiradii uu habeen hore magaacabay M/weynaha maamulka Somaliland, ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay.

C/casiis Maxamed Samaale, oo ahaa wasiirka Maaliyada, ayaa xalay iska casilay xilkii habeen hore loo magacaabay ee Wasiirka Waxbarashada.

C/casiis Maxamed Samaale, oo wareysi gaar ah siiyay VOA, ayaa si rasmi ah u sheegin sababta uu isaga casilay xilka uu M/weynaha u magacaabay.

Halkaan ka dhagayso wareysiga wasiirka:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.