Puntland: Taliyihii Canshuuraha Mudug oo qarax lagu dilay

AMISOM condemns the assassination of Somali Member of Parliament
AMISOM condemns the assassination of Somali Member of Parliament

Qarax sida la sheegay loogu xiray Gaarigiis, ayaa waxaa ku dhintay Taliyihii Ilaalada Canshuuraha Gobolka Mudug.

Taliyahaan qaraxa ku dhintay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray “Qaylo”, Wuxuuna marayey markii uu gaarigiisu qarxayey aga-gaarka Iskuulka Yameys Gaalkacyo lamana oga khasaare kale oo cidi ka soo gaartay Qaraxan.

Goobjoogayaal ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in isla markiiba ay soo gaareen goobta uu qarax ka dhacay ciidamada amaanka Gaalkacyo ee birmadka iyo kuwa Gobolka waxayna ka bilaabeen baaritaan la xiriira Qaraxa.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.