Muqdisho: Suxufiyiin xukuno kala duwan lagu riday

Maxkamada Gobolka Banaadir, waxaa maanta lasoo taagay wariyayaal katirsan qaar kamid ah idaacadaha Muqdisho ku yaal, kuwaasoo loo haystay danbiyo kala duwan.

Xukun ganaax ah oo lacageed ayaa lagu riday qaar kamid ah wariyayaashaas, halka mid kamid ahna dib loogu celiyay xabsiga dhexe.

Halkaan ka dhagayso sida uu u dhacay xukunka wariyaasha:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.