Daawo: Dibadbax Lagu Taagerayay Xukuumada Cusub Oo Jowhar Lagu Qabtay.

logo oneAkhristayaasha Shabakada wararka Midnimo.com Waxaan Usoo Gudbineynaa Warbixin Muuqaal Video ah Oo Ku Saabsan Dibadbaxii Ka dhacay Magaalada Jowhar Ee xarun Goboledka Shabellaah dhexe Kaasi Oo Lagu Taageerayay Magacaabista xubnaha Wasiirada Xukuumada Uu Dhawaan ku dhawaaqay Ra,iisalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke.

Dibadbaxa Ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe waxaana si wada jir ah Uga Qeyb Galay Bulshada Ku Kala dhaqan Xaafadaha Magaalada jowhar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA DIBADBAXA REER JOWHAR IYO MAAMULKA AY KA DHIGEEN MAGAALADA JOWHAR.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.