Daawo Sheikh Shariif Sh. Axmed oo si diiran caawa loogu soo dhaweyay London

Untitlesh-shariif-london1Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa si diiran caawa loogu soo garoonka caalamiga ee Heathrow ee magalada London wadanka UK

Soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sh. Axmed  ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan bulshada Soomaliyee  qaybaa heeda kala duwan ee Haween, Siyaasiyiin , Culuma’udiin, Aqoon yahay iyo dhalinta soo koreyso.

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa dhamaan u mahad celiyaya bulshadii Soomaliyeed ee soo dhaweysay wuxuna sheegay in uu joogi doono muddo wadankan.

Madaxweyhihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sh. Axmed  ayaa sheegay ujeeda ugu weyn uu wadankan u yimid

in ay tahay sidii aqoontiisa wax barasho kor ugu qaadi lahaa.

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa intuu talada wadanka hayay uu guulo badan soo hoyayisla markaasna madaxweyninimada looga qaaday doorasho xur, asagoo ku faraxsan ka degay xukunka.

Wixii warar soo kordho kala soco bogga Midnimo

sh-shariif-lonodn
xildhiban
shhsriif-afey

soodhaweynshshariif
so-dhaweynta-sh-shariif

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.