Meydka Wiil Somali ah oo laga Baafinayo K/Africa (SAWIR)

banaan_bax4

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa waxay sheegayaan in Meydka Wiil Soomaaliyeed oo la Aqoonsan waayey lagu arkay Duleedka Magaalada Durban ee Gobolka Kwazulu Natal.

Wiilkaan ayaa lagu arkay jirkiisa dhaawacyo Rasaaseed oo lagu dilay iyadoo Baraha internet-ka lagu baahiyey Sawirka Meydka Wiilkaasi si loo ogaado cid aqoonsata maadama wax Sharci ah uusan laheyn.

OGEYSIIS:

Waxaa saaka la helay meyd wiil soomaaliyeed on wadanin wax aqoonsi ah ama sharci, wiilka waxa la dhigay isbitaalka magaaladda VRYHIED ee gobolka Kwazulu natal ee dalka koonfur Afrika, cid ala cidii garaneysa ama ruux ka maqan yahay ha la soo xiriirto xafiiska ogu dhaw ee jaaliyadda SASA.

F.G : Sawirka Wiilka waa kan Hoose.

meyd

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.