Ganacsiga Somaalida Cape Town Qaarkood oo Xiran (SAWIRO)

Xaafada Soomaalida ay kubadan tahay ee Magaalada Cape Town dalka K/Africa ee la yiraahdo Bellvile ayaa waxa lasoo sheegayaa in goobihii Ganacsi ay maalintii Seddexaad xiran yihiin kadib saameyn ballaaran uu ku yeeshay Banaanbax dad careysan ay dhigayaan.

Booliska Magaalada Cape Town ayaa isku dayaya xakameynta Dibad-baxayaasha oo xilliyada ay banaanbaxa wadaan boob kula dhaqaaqa mararka qaarkood goobaha Ganacsi ay Soomaalida iyo Hindida ku leeyihiin Xaafada Bellvile Magaalada Cape town.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SIDA BANAANBAXA UGA SOCDO XAAFADA BELLVILE CAPE TOWN

banaan_bax1banaan_bax3banaan_bax4banaan_bax2

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.