Daawo Muuqaal:Qaabkii loo dilay Nuur Baraxoow

10527641_594577830653464_4680653226308877081_n

Sida aad wararkeenii horeba kusoo gudbinay oo aad idinkana u Akhrisateen Xalay Maqribkii waxa lagu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho Sargaal katirsanaa Sirdoonka Al Shabaab oo lagu magacaabi jiray Nuur Baraxoow.

Hay’ada Nabad Sugida iyo Mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Amniga Qaranka Somaliya ayaana sheegay in Nuur Baraxoow uu ka qeyb qaatay soo maleegida shirqoolo dad badan lagu dilay Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL TV-ga QARANKA SOMALIYA DILKAASI KA DIYAARIYEY 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.