Daawo Video:Taageerayaal & Saxafiyiin hareereeyey C.Ronaldo

ronaldo

Wariyeyaasha ayaa markii hore waxay doonayeen inuu la hadlo Laacibka Kooxda Real Madrid ahna Kabtanka Xulka Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo laakiin waxa uu ku dhex jiray Baabuur lagu kaxeeynayey isagoo si uu uqaabilo saxaafada codsigooda garan waayey.

C.Ronaldo ayaa waxa muuqaal lasoo duubay uu muujinayaa in Taageerayaashiisa uu qaabili kari waayey iyo qolyaha saxaafada,isagoona ku hor dhaqaajiyey gaari lagu waday.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.