DAAWO MUUQAAL : Hees Wasiirka Arimaha Dibada usameeey Muqdisho

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sameeyey Hees kale uu kaga hadlayo Magaalada Muqdisho waxaana heestaan ay noqoneysaa tii Labaad muddo Todobaadyo Gudaheed soo baxda.

Capture

Heestaan waxa qaadaya Kooxda Deegaan waana Hees Qiiro leh oo Waddani ah.

 

 HALKAAN HOOSE KA DAAWO HEESTA UU WASIIR BEYLE USAMEEYEY MUQDISHO

 

 

1 COMMENT

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.