DF oo gacanta ku dhigtay saraakiil ka tirsan Shabaab

10

imagesWasiir Ku Xigeenka Amniga ee dawladda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa idaacadda VOA u sheegay in ciidamada dawladda ay bishan gudaheega sameeyeen 13 hawlgal kuwaasi oo 12 ka mid ah laga sameeyey magaalada Muqdishu.

Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalka kale laga sameeyey  magaalada Qoryooley laguna soo qabtay afar xubnood oo al-Shabab ah kuwaasi oo laba ka mid ah ay saraakiil ka yihiin dhinaca Amniyaatka.

Hoos ka dhagaysiga waraysiga Ibraahim Yarow oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf.

Comments