Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qatbgaley Barnaamijka Doodwadaag ee Universal TV

308

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa ka qaybgalay barnaamij dadku su’aalo ku weydiinayaan isaguna si toos ah uga jawaabayo, Barnaamijka Doodwadaag ee ka baxa Telefishanka Universal ayaa lagu casumey Madaxweynaha hoos ka dawo barnaamijka oo dhamaystiran.