Madaxweynaha Doxada Shabeelle ” Yaan nala caburin”

Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Dooxada Shabeele Cabdifataax Xasan Afrax ayaa wuxuu ka hadlay dhawaan kulankii ay la qaateen R. Wasaaraha Soomali Mudane C/waaxid  iyo wafdigii  uu hogaaminayay markii uu tagay magalada Baladweyne.

Cabdifataax oo VOA siiyaya wareysi aayaa sheegay in maamulkooda uu la mid yahay maamul goboleedayada dalka ka jira isla markaasna ay aqoonsan yihiin dowladda KMG,.


“Waxaan codsaneynaa in aan nala caburin oo fursad nala siiyo” ayuu ku sheegay wareysigiisa asago ka warbixiyay qorshayaasha u degsan iyo waxyaabaha ay rabaan in ay ka qabtaan gobolka.

Wareysiga oo dhameysan halkan ka dhageyso

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/01/afatax.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com