Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo qabsaday Baladweyn

Ciidamo isugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa goor dhaweyd la wareegay magaalada Baladweyne kadib marki ay isaga baxeen Al Shabab.

Dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyey in magaalada lagu arkayo ciidamo tira badan oo wata taangiyo gaadiidka Uuraalka Itoobiyaanka, sidoo kale baabuurta dagaalka ee BM-ka loo yaqaano ayaa ka mid ah daagiidka la arkayo.

Al Shabab ayaa u baxay dhanka shishe ee magaalada iyo dhinaca degmada Buula Barde, waxaana hada gaaf wareegaya ciidamadi dowlada ee gobolka Hiiraan oo ay qariyeen ciidamo tira badan oo Itoobiyaan ah.

Wixi kusoo kordha kala soco Midnimo.com