Fiidkii Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee Gothenburg

Waxaa magaalada Gothenburg lagu qabanaayaa barnaamij lagu soo bandhigaayo:

Dhaqanka iyo Hiddaha waxaa soo bandhigaayo kooxda Banadir, Midnimo Förening Gothenburg,

Heeso iyo ciyaaro waxaa soo bandhigaayo Jeeri
Buugaag iyo qoraalada waxaa soo bandhigaayo Qoraa Yaasiin Maaxi
Cunto soomaali waxaa soo bandhigaayo Unafrik
Bandhig dharka dhaqanka iyo hidaha waxaa soo bandhigaayo Hanna iyo kooxdeeda

Goorma: 17 December 2011 saacada 15:00-17:00
Goobtee: Röhsska Museet Gothenburg Vasagatan 37-39 waxey u dhowdahay maxadada Valand
Meeqa: 0 Kr lacag la’aa

 

Xafiiska Wararka Midnimo, [email protected] 
[email protected]