20 kamid ah Ciidamada DF oo ku dhintay weerar al-shabaab ku qaaday Ruunirgood

al-shabaab oo weerartay Ruunirgood
al-shabaab oo weerartay Ruunirgood

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen degmada Ruunirgood oo ay shalay qabsadeen ciidamada dawladda.

In ka badan 20 ciidamada dawladda ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen weerar ka. Wararka waxay sheegayaan saraakiil askar ay ku jiraan in la la’yahay.

Weerarka saaka dhacay ayey AlShabab sheegteen inay askar badan ku dileen. Dawladda ayaan weli ka hadlin weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here