2 Wiil oo Saakay Lagu Dilay Degmada Heliwa ee Gobbolka Banaadir

Warar naga soo gaaray degmada Heliwa ee gobbolka Banaadir ayaa sheegaya in labo wiil oo dhalinyaro ah lagu dilay degmadaasi.

Labada wiil ayaa lagu dilay Suuqa Xoolaha waxaana dilkaasi u geystay rag ku hubeysnaa baastoolado.

Labada Meyd ayaa yaala xaafada Suuqa Xoolaha, waxaana goobta ka baxsaday ragii dilkaasi geystay.

Ciidamada dowladda ayaa soo gaaray halka meydadka ay yaaliin kuwaasi oo isku gadaamay, waxaana durbaba halkaasi ay ciidamada dowladda ka bilaaween hawlgallo.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka dhacayey falal dil ah oo rag hubeysan ay ka geysanayeen, waxaana jirin wax talaabo ah oo ay qaaday dowladda Soomaaliya ee ku aadan falalkaani ammaan dari.

Shalay aye adheed markii labo ruux oo dhalinyaraa kuwaas oo ahaa sxbo lagu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha agagaarka Masaajidka Shiiq Cabdi raxmaan ee Xaafada Gantaalaha.

Ilaa iyo iminkana lama oga cidda kadanbeysa dilkaan loo geestay labaad ruux ee latilmamay in

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here