13 kamid ah Kuraasta aqalka Hoose oo maalinka Arbacada lagu dooran doono Jowhar

jowhar4Guddiga doorashada Dadban ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay wajiga koowaad ee doorashada waqtiga ay dhaceyso iyo kuraasta lagu tartamayo.

Kuraasta ayaa waxa ay gaarayaan 13 Kursi,kuwaas oo uu Guddiga sheegay in aysan jirin dood ka taagan islamarkaana Qabiillada soo gudbiyeen.

Guddiga waxaa ay sheegeen in 13-kaas Kursi Xildhibaannada u diiwaangeshan kaliya ay ku tartamayaan islamarkaana aan la aqbaleyn Xildhibaanno isa soo sharrixi kara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here