Somalia :Madaxda Ukraine ee Musuq lagu arkayo & sida loola dhaqmo (Sawirro)

Wadanka Ukraine ayaa waxaa ka jirto sharci dalkaasi uu ogolaanayo in meelaha qashin qubka lagu rido madaxda dalkaasi haddii lagu qabtaa inay galeen Musuq maasuq.

Sharcigaasi ayaa ah mid dad badan ay ku dhaceen, waxaana madaxda dhamaantood la geeyay goobo qashinka lagu daadiyo, iyadoo madaxda lagu ridayo kadibna sawiro looga qaadayo.

Dadweyne badan ayaa taga goobaha qashinka la dhigo, iyadoo madaxda lagu ridayo goobaha qashinka ay sawirro ka qaataan.

Hoos ka daawo madax sharcigaasi uu qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here