11-jirada xulka Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka leh Jeem Cup-ka

11-jirada xulka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Jeem Cup-ka
11-jirada xulka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Jeem Cup-ka

Ciyaartoy matalaysa iskuulka Muqdisho, ayaa ka qeyb galaya tartan kubadda cagta ah oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, iyadoo kulan xiiso badan beri ay la ciyaari doonaan dhigggooda Qatar.

Tartankan oo dhowr iyo toban dowladood oo Carbeed ay ka qeyb galayaan, ayaa dhalinyarada ka qeyb galaysa ay da’dooda tahay 11 sano jir

Maxamed Cismaan (Naastaro) oo ah madaxa maamulka kooxdaasi ardeyda Muqdisho, ayaa wareysi siiyay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here