Guudlaawe oo qalab caafimaad & Daawo ku wareejiyay isbitaalka Jowhar-Sawiro

Gudomiyaha gobolka Shabelle Dhaxe mudane Cali Abdulahi Huseen Guudlawe, ayaa manta deeq caafimad ku warejiyay isbitaalada magalada jowhar.

Qalabka uu gudoomiyaha ku wareejiyay Isbitaalka Jowhar, ayaa isugu jiray daawo iyo sariiro dadka bukanka lagu jiifiyo waxuuna ku warejiyay agaasimayasha laba isbitaal intersos iyo IMC.

13177429_225229721185070_4022412511130702781_n 13177573_225230357851673_1440308246694883649_n 13177725_225229907851718_4600613806630916551_n 13177844_225230431184999_6178368340185369263_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here