Daawo: Weriye seddax jeer ka badbaaday qaraxyo

Cabduqaadir Cumar Cabdulle
Cabduqaadir Cumar Cabdulle

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in Alshabaab iyo dawladaba ay isticmaalaan xeelado ay ku doonayaa in warbaahinta ay u isticmaalaan danahooda.

Illaa iyo 10 weriye ayaa Soomaaliya lagu dilay labadii sano ee la soo dhaafay.

Cabduqaadir Cumar Cabdulle oo ah weriye seddax jeer ka badbaaday qarxayo oo hadda ku sugan Nairobi ayaa ka waramay khatarta ay suxufiyiinta Soomaaliya ku shaqeeyaan.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here