Al-shabaab oo dishay 12 kamid ah Ciidamada Kenya labana nolosha ku qabsatay

Meydadka ciidamada Kenya oo daadsan wadooyinka Ceel-cade
Meydadka ciidamada Kenya oo daadsan wadooyinka Ceel-cade

al-Shabaab ayaa sheegatay inay dileen laba iyo toban ciidanka Kenya ka tirsan, isla markaana laba kale ay nolol ku qabteen kadib markii ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidanka Kenya oo marayay meel u dhaxeysa Qooqaani iyo Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.
al-Shabaab waxay sheegeen inay sidoo kale ciidanka Kenya ka gubeen lix baabuur oo kuwa dagaalka.
Dowladda Kenya wax hadal ah kama soo saarin, laakiin dadkadeegaanku waxay xaqiijiyeen in dagaalkaasi uu dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here