Fiqi oo ka hadlay waxa sababay Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya

Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen.

Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay.

Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan soo noq noqonayay bilhii u dambeeyay.

Halkaan ka dhagayso wareyso uu VOA-da siiyay agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here