Obama: waxaan doonayaa inaan xiro Guantanamo intaan xilka ka degin+Video

President Barack Obama pauses as he speaks about the sequester, accompanied by emergency responders, a group of workers the White House says could be affected if state and local governments lose federal money as a result of budget cuts, Tuesday, Feb. 19, 2013, in the South Court Auditorium of the Eisenhower Executive Office building on the White House complex in Washington. (AP Photo/Charles Dharapak)

Ololihii Obama xiliguu uu u tartamayay Madaxtinimada Mareeykanka, waxaa koow ka ahaa inuu xiri doono Xabsiga Guantanamo, kaasoo ay ku xiranyihiin boqolaal maxaabiis ah oo ay Ciidamada Mareeykanka kasoo kala qabteen dalalka Afghanistan,Pakistan, Iraq,Soomaaliya,Yeman iyo meelo kale.

Qorshaha uu Obama ku xirayo Xabsigaan, ayaa mudo soo jiitamayay, balse hada wuxuu doonaayaa inuu ku guuleeysto, kahor inta uusan ka degin xilka.

Halkan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here