Guuleed: Doowlada dhexe kaligeed ayay go’aan qaadatay

Madaxweynaha Galmudug Guuleed
Madaxweynaha Galmudug Guuleed

Madaxweyne Guuleed oo dib ugu laabtay magaalada Cadaado, ayaa faahfaahin ka bixiyay wada xaajoodyadii magaalada Muqdisho uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka Soomaaliya iyo Doowlada dhexe ee looga arinsanayay arimaha doorashada lagu wado ineey Soomaaliya ka dhacdo Bisha Augosto ee sanadkaan aan ku gudo jirno.

Cabdikariim Xuseen Guleed, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Cadaado ka sheegay in dowladda dhexe ay kaligeed go’aan ka qaadatay qaabka doorashada, kadib markii madaxda Soomaalidu heshiin wayday.

Guuleed ayaa tilmaamay in qodobbadaasi aysan 100% aheyn waxay shacabkii Galmudug rabeen, oo aysanna jirin cid si gaar ah waxay u rabtay u heshay.

Dhagayso Guuleed oo ka hadlaya doorashada:

 

1 COMMENT

  1. sidaad dooneysay hadaad weyso sidaadka badiwaysaa la yeelaa
    inlaysu tanaasulana waa waajib siwadankeenu hore ugu socdo waana in lafahmaa hadii masuul masuulkale u tanaasulo oo ayna danta shacabkeena dani ugu jirto taasi waa waxa lagu yaqaan masuulka wadaniga ah ee danta guud kahormariyo danta qaaska ah.

    mahadsanidiin ayaan leenahay madaxda wadanka marhadaad isafgarateen isuna tanaasusheen, laakiin halkaas amarku kuma dhamaan waxaana bilowday marxalad tii hore ka sii culus oo ah wixii laysla gaaray in ladhaqan geliyo.

    soomaaliyo kor allaha u qaado midnimada iyo karaamadeedana allaha waafajiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here