Raali gelin ku socoto Akhristayaasha Shabakadda Wararka ee Midnimo Online

475

Waxaan dhamaan ka raali gelineynaa akhristayaasha Shabakada Wararka ee Midnimo Online inaysan hellin muddo wararkii Joogtadda ahaa ee ay inooga barteen.

Shabakadda oo howlo balaarin iyo Culeesyo kale ay heysteen ayaa ugu wacan inay joogsadaan wararkii aad inooga barateen.

Haddii uu Alle Yiraahdana, waxaa dib u bilaabanaya barnaamijyo cusub oo Shabakadda ay idiin soo kordhin doonto iyo wararkii aad uga barateen.

Mahadsanid, Markale.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.