Tacsi Tiiraanyo Leh

1282

Annagoo ah Jaaliyadda Beel-weynta Yuusuf Galmaax ee UK gaar ahaan Magaalada London,  annagoo ka xun kana tiiraanyeysan waxaan tacsidan u direynaa dhamaan  Ehelka, asxaabta iyo qoysaskii ay ka baxeen walaalaheen.

Xìldhibaan Ismacil Muumin Hilowle.

Xildhibaan Shiikh Daahir Cabdulle Mukhtaar

Guddoomiye kuxigeenkii Degmada Raaga Ceelle Muse Cabdulle

Iyo dhamaan Saraakiishii iyo Ciidankii la socday Allaha u wada naxariistee oo taariikhdu markay ku beegneyd 05/06/2018  gacan ka gardaran ay si wuxuushnimo ah ugu dishay Waddada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Xamar iyagoo safar shaqo ugu socday magaalada Muqdisho.

Waxaa iyadana tacsi taa lamid ah diraaya jaaliyadaha Yuusuf Galmaax ee Yurub inteeda kale iyo North America. gaar ahaan jaaliyadaha Switzerland, Norway, Germany, Sweden, Finland, Denmark iyo Nederlands.

Jaaliyadda Beesha Yusuf Galmaax oo tacsi tiiraanyo leh direysaInnaa lillahi we innaa ileyhi raajicuun , geeridu waa xaq waase kala xanuun badan taha

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.