Dood-Wadaag: Daawo waxa kala qabsaday Xildhibaanada Goodax Barre & Mahad Salaad

311

Tan iyo markii ay soo shaac baxday qadiyadda Halgamaa Qalbi-dhagax oo Doowlada Soomaaliya ay ku wareejisay Itoobiya, ayaa waxaa 2 dhinac u kala jabay Labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya.

Hadaba Barnaamijka Dood-wadaag ee isbuuciiba mar ka baxa Telefeshinka Universal, ayaa isbuucaan waxaa marti ku ahaa Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad oo ahaa wasiirkii hore ee Madaxtooyada Doowladii Xasan Shiikh iyo Xildhibaan Goodax Barre oo isagu si aad ah u taageersan una difaaca Doowlada Hadda jirta.

Halkan ka daawo Dood adage e labada xildhibaan dhexmartay: