Tigey oo ka laabtay go’aankii uu isku casilay

262

Yuusuf Tigey oo xubin ka ahaa Guddiga taakuleynta ciidamada qalabka sida, ayaa shalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xubinimadaas, balse waxa uu saacado kadib hadana bartiisa Facebooka ku shaaciyay inuu ka laabtay go’aankaas.

War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxa uu sheegay in Saddex arrimood uu uu ka cabanayay la xaliyay.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.