Maxad Malaynee iin ay Xidigaha Cirku kasameysan yihiin?

888

imagesWaxa cilmiyan muqata iin Adanuhu gaaray horumar weyn oo xadariya gaar ahaan kuwa aan heeysan dhaqanka iyo diinka Islamka oo haatan ah kuwo hogaamiya cilmiga dunida ee lagudhigo Jamacadaha sigarana waxa guundhig uu ah cilmiga oodhan “Sayniiska” waana miidka katurjuma nolosha iinta noolaha ah iyo waxa ay kusaleeyan noloshoda ama hadba siida ay usii horumariyan agabka iyo nooligooda.

Badanaa dadka camada ah oo aan lahayn hanaan ay ku kala gartaan waxa Adanuhu sameyn karo iyo waxa Rabaniga ah waxa dhacda iin ay unugladan waxa kuwa wax curiya sameyan iin ay uqatan siqaldan oo logabadalii karo dhaqan kooda fikiirka cilmiga lahiindiisay.

Dadka Islamka ah ee maanta dunida kunooli waxa ay udhagtagan cilmi barayaal aan iyaga kudiin ahayn waxana lakoray noloshoda fikiirka kuwa aan lahayn Imanka Islamkana kudhaqmeyn.

Dunidan waa miida Alle kushegay Quranka kariimka ah isaga oo ugu yeeray (Calamul qeyb washahada) waana miidmuuqata ruun ahaan oo qofka aan shahado jamacadeed heysan waxa uu lakulmaya nolool adag ilaa miidka Alle bixiyo moyee mana helayo shaqo ama hogaan muuqda oo calamiya dadkana waa adagtahay siida uu uga dhex muuqdo.

Marka aad eegto cilmi barista had iyo goor kasoyerta Sayniis yahano aan Islam ahayn ama UN-ka iyo rugaha cilmi barista doowladaha shegta ineey horumareen waxa kusa wirmaya waxyalobadan oo aad uga foog imaanka iyo Alle kacabsiga.

Hadaba waxa aniga Alle ibaray waxoga cilmiya isaga ayana mahadas iskaleeh waxana kamiid ah iin xidiguhu kasameysan yihiin hawo nuur uu kadhex ifayo nuurkasi oo uu muqal eeg siida iftiinka kadhex ifaya nolahayar ee biiba lanayiraa “Karabidhodka” waxana uu caado ahaan xidiguhu kahelaan ifka Qoraxda iyada oo kudhacda nidam rabaniya halka silamida nolahasyar ee karabidhodkuna kahelo ifka Qoraxda.

Waxa qofwalba oo nola ah suuragal ah iin kala garan waayo muqalka xidig socda ama dhaq dhaqaaq sameynaya iyo diyarad ama dayax gacmeedka oo Adanuhu marka uu habeenkii Cirka ugajedo xidig soconaya ay suuragal tahay iin uu moodo “Dayax-gacneed” ama “Diyarad” wax basaasta cabsina kamujiyan.

Hadaba ogoow Xidiguhu waa dhaqaaqaan sii kudhisan nidam cilmiya oo Alle ugu talagalay iyaga oo sameeya meerto ujeedkeda uu Alle garanayo kuna saleysan sahminta nidam dheelitira abaarta iyo barwaqada roobka iyo hagida guur guurka Adanaha tiilman ahaan.

Waxad ku kala garan kartaa muqalka diyarada ama dayax gacmeedka iin uu leeyahay leeraar ifaya oo badan mujinayana cabirka uujiro iin waxani yihiin wax Adane sameeyaay oo afar xagal ah haalka Xidiguhu ay yihiin muqalkoda oo qura.

 

Tusaale diyaraduhu waxa ay sameestaan astaan leerar gaduud iyo casan xidigahauu eeg waana mideey iyo baaq ahaan isku bargartaan saaney shiil ugaliin oo iyagu isku dhiciin waxana ay had iyo goor marag ah waxa ay ku amran umada iin qofkasta ama shirkad kasta ee ciirka utagata biir dheer ay kudul xirto leer sii ay diyaraduhu ugu qaldamiin goobta waxasi katagan yihiin xiliga habeenkiiya.

Waxan ugabaxaya qormadan bilowga miraha ah (Xolahaba sumadaa lagu baadi socaa, dadna weedha sugaan iyo toowraca tilmanta lagu kala sifeeyaa)…!!!

http://somesha21.org/category/kobci-garadkeyga/

W/Q: Wariye/Qaliif Daauud Cabdi Daauud.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.