Dhageyso: Xukuumada oo Eedeeysay Ciidanka Dawlada

351

logo-somaliaWasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo Wareysi siiyey idaacada VOA-da Laanta Afka Soomaaliga ayaa waxa uu Eedeeyn kala dul dhacay Ciidanka Dawlada Soomaaliya.

Waxa uu ka hadlay sida ay ufududeysteen ciidanka Amaanka Soomaaliya ka hortaga weerarada Ururka Al Shabaab ka geystaan Magaalada Muqdisho.

Wasiir Cumar waxa uu sheegay inay ku dadaalayaan sidii loogu tababari lahaa sugida Nabad gelyada islamarkaana weerarada Argagaxisada looga hortagi lahaa.

Si gaar ah Wasiirka Amniga waxa uu sheegay inay muhiim tahay in ciidnka Qalabka sida ee kusugan Shabellaha Dhexe iyo Shabellaha Hoose ay feejignaan sameeyaan kana hortagaan Shabaabka soo galaya Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA AMNIGA QARANKA

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.