Dhageyso: Wararkii ugu dambeeyey Dabka ka kacay S/Bakaaraha

207

Wararkii ugu dambeeyey ee Dabka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in dabka uu sii xoogeystay.

Dabka ayaa waxa uu ka kacay Suuq Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla Isgoyska Blacksea.

Farxiyo C/raxmaan oo ka mid ah Shaqaalaha Radio Asal oo kusugan Muqdisho ayaa waxay ka warbixisay qaabka dabka uu ukacay iyadoona soo sheegayso inay gaadiidka dab damiska Gobolka Banaadir iyo Shirkada Hormuud ay halkaasi gaareen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSI KUSAABSAN DABKA KA KACAY SUUQA BAKAARAHA