Dab ka kacay Suuq Shidaal oo ku yaalla Muqdisho

254

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaa in Dab uu ka kacay Suuq Shidaalka lagu iibiyo iyadoona khasaaro badan oo hantiyeed Dabka uu geystay.

Kaalin Shidaal oo ku taalla Isgoyska Blacksea ayaana uu dabka kacay,waxaana dadweyne fara badan ay iskugu soo baxeen halkaasi.

Gaadiidka dab damiska ah ayaa waxa lagu arkayaa iyagoo daminta dabka ka qeyb qaadanaya,waxaana meeshaasi gaaray Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Wixii kasoo kordho dib kala socda insha allah

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.