Daawo : Hees loo qaaday Marxuumad Saado Cali

519

saado

Fanaanadii Geeriyootay Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa waxa loo qaaday Hees lagu soo bandhigayey waxqabadkeedii iyo halka ay bulshada Soomaaliyeed kaga jirtay.

Marxuum Saado Cali waxa lagu dilayMuqdisho Bishii hore ee July iyadoona ay kamid ahayd Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya.

 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO HEESTA LOO QAADAY MARXUUMAD SAADO CALI CODKA HEESTA WAA IDIRIS TEMBO

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.