VIDEO+SAWIRO:Nin Wajigiisa Badalay oo Caalamka Ka yaabay

355

00055921

Nin kasoo jeeda Jaziirada Haawaay (Hawai) oo katirsan Dalka Mareykanka ayaa waxa uu sameeyey ficil dad badan la yaabeen kadib markii uu jirkiisa badalay kadibna Abaal marin lagu siiyey.

EXCLUSIVE: Guinness World Record for 'Biggest Earlobes' EXCLUSIVE: World Record "Largest earlobes"

Waxa lagu magacaabaa ninkaan Kala Kaiwi isagoo jirkiisa gaar ahaan qeybta sare ee Wajigiisa jeex jeexay sida alle udhaliyeyna iska badalay.

EXCLUSIVE: Guinness World Record for 'Biggest Earlobes' EXCLUSIVE: World Record "Largest earlobes"

Kala Kaiwi  ayaa dhagihiisa inta uu sida garaan gartii u jeexay kadibna ku sharxay Mudacyo umuuqda dhagaha la gishto oo ay dumarka iyo dadka kale ee Kirishtaanku xirtaan.

EXCLUSIVE: Guinness World Record for 'Biggest Earlobes' EXCLUSIVE: World Record "Largest earlobes"

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WAREYSI MUUQAAL AH OO LAGA QAADAY NINKAASI IYO SAAXIIBKIIS