Daawo Muuqaal:Wiilkii Tooreyda lagu dilay Magaalada Marka

445

Capture

Muuqaal laga soo duubay wiil 16 jir ah oo ciidanka dawlada Somaliya maalmo ka hor ku dileen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu baahiyey qaar kamid ah Warbaahinta Internet-ka qaarkood.

Wiilkaan ayaa ciidanka dawlada waxa lasheegay in dilkiisa u adeegsadeen Tooreey/Mindi waxaana dhaawac ahaan ay kala soo baxeen Cusbitaalka Marka kadibna waa ay dileen sida uu sheegay Aabihiis C/weli C/llaahi.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA LAGA SOO DUUBAY WIILKAASI LA DILAY

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.