Somaliland National TV SLNTV

581

2 COMMENTS

  1. Waligiin Dowlad macaanateen Dowladeyda baan cananayaa ee walaal hadii aad garaneysin si aad ugu gudbisan gaarsiiya.

    Ascww.
    waxaan aad uga xunahay hadaan nahay qurba joogta Soomaaliyeed heshiiskii lugu gaaray turkey oo dhanka Somalia waftigii katagey ay ogalaadeen inay hawada somalia laqaybiyo oo laga dhigo sidii labo wadan oo kala guuraya.

    Waxaan rajeyneyney in Bada hawada iyo birigaba ay maamuli doonto dowlada taasoo aduunku ucadeyey in Dowlada Soomaaliya loo aqoonsanyahay inay tahay Dowlada dalka Soomaaliya loona aqoonsanyahay Xuduudaha dalku leeyahay.
    Lakin meeshaan sugeyney in ayraadiyaan sidey gacanta ugudhigi lahaayeen maamulka dekadaha baaragii loodiray Turkey waxayba ogolaadeen inay wixii aduunku Dowlada Somalia u,aqoonsanaa inay kuwareejiyaan niman gooni ugoosi raba waa arin naxdinleh.

    Marka aduunku kuyiraahdo waxaa luguu aqoonsanyahay dalkaan inaad tahay dowladiisa macnaheedu waa cir iyo dhul iyo bad.
    Tankale hadii dowladu tiraahdo waxaan canshuur karabnaa maraakiibta imaanaya Somalia oodhan sharci bay uleeyihiin ileen aduunku sharci buu kukala socdaaye iyagoo jooga Xamar bay markabka Soo aadaya Somalia dekadii uudoono haku sooxirto lacagta ayaa laga qaadayaa isagoo jooga dubai ama china ayuu shubayaa lacagta canshuurta ah mana ahan baryo waaqasab.

    Markaas baad dalka maamuli kartaa dowlad unoqon kartaa lakin Xamar iyo Berbera iyo Boosooso iyo Kismaayo 4 dekadood midkasta dadka jooga bay gaar utahay markaas seed kugaareysaa najiitada ah inaad wada maamushid.
    Hadii aan aqoon loolahayn waxaan ognahay inuu yahay sharcigu sidaas ee masharci beysan aqoonin mise iyagaaba doonaya in biliqadaas dakadaha lakala boobayo in lugujiro.

    Aaway doowladii aan lahayn wadanka somalia iyadaa u ah dowlad, dadka shirka loodirayo miyeysan kujirin wax garanaya shuruucda dowladnimo ee aduunka miyaa lawaayey dad yaqaan sharciya caalimiga ah.

    Hadaan nahay Qurbajoogta Soomaaliyeed arintaas dowladu haka fiirsato ah in laqaybiyo hawada soomaaliya waxay horseedeysaa wax, aad uxun.

    Maxaa dhici karah heshiiskii kala qaybinta hawada iyo badaha Somalia hadii laganoqdo oo ladiido inlakala qaybiyo?
    Wax dhicikaraa majiraan sabatoo ah heshiis ay kala sixiixdeen labo dowladood maahan ee waa heshiis gobol kamid ah somalia taasna danta dalka ayaa kaweyn baalugu macneeyaa waxkaloo dhicikara majiraan.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.