Deg Deg:Dagaal ka qarxay duleedka Jowhar

46

Dagaal ayaa ka bilawday duleedka degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe, waxaana dagaalkaa uu u dhaxeeyaa ciidamada Huwan iyo kuwa Al-shaaab.

Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii la sheegay in ciidamada Huwanta ay duulaan ku qaadeen fariisin Al-shabaab ku leeyihiin halkaa waxaa la maqlayaa daryanka madaafiicda waaweyn.

Goob jooge ayaa yiri “Dagaalka ayaa ka socda banaanka Jowhar, waxaana weerarka qaaday ciidamadii qabsaday dhamaan degmada Jowhar hugunka madaafiicda ayaana la maqlaa”

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.